Magaalada Beledweyne oo laga xusay maalinta ciida

by admin | Thursday, Sep 24, 2015
DCIM101MEDIA

DCIM101MEDIA

Beledweyne : HN :-Waxaa magaalada Beledweyne maanta siweyn looga dabaal-dagay  oo ah munaasabad ku weyn guud ahaanba marka la eego dadka ku dhaqan  dunida muslimka.

Magaalada Beledweyne, ayaa ka mid ah qeybaha dalka Soomaaliya ee laga maamuusay munaasbaada ciida,waxaa ay dad-weynuhu subaxnimadii hore ee saakay labada ragco ee salaada ku oogeen masaajida kala gadisan ee magaalada, iyadoo intaa kaddibna dadku isku marxabeynayeen ‘[”Ciida-wanaagsa”]

DCIM101MEDIA

DCIM101MEDIA

Caruurta ayaa maanta oo kale siweyn u muujiya farxad iyo reyn-reyn, waxaana la arkayaa iyaga oo hadba dhinac u gooshaya xaafaddaha magaalada ka kooban tahay, qeybna ka qaanaya fantisyaha lagu maamuusayo maalinta ciida.

Mas’uuliyiinta maamulka heer gobol iyo degmo ayaa hambalyo iyo bogaadin u dirray dhamaan muslimiinta meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan bulshada ku dhaqan gobolka Hiiraan oo ay u rajeeyeen in sanadkan kiisa kale ku gaaraan nabad iyo baraare.

DCIM101MEDIA

DCIM101MEDIA

DCIM101MEDIA

DCIM101MEDIA

DCIM101MEDIA

DCIM101MEDIA

DCIM101MEDIA

DCIM101MEDIA

DCIM101MEDIA

DCIM101MEDIA

Hiiraan Net.

 

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!