Magacyada beellaha xildhibannadii maanta guuleystay doorashadii Jowhar

by wadani | Wednesday, Nov 16, 2016

Jowhar : HN :-Waxaa maanta ka dhacday magaalada Jowhar qeybtii ugu horeysay doorashada xubnaha aqalka hoose oo ay ku soo baxeen siyaasiyiin caan ah.

Doorashadan inkastoo ay soo baxeen siyaasiyiintii la filayay haddana waxaa ay u ekeyd doorasho horay looga soo shaqeeyay oo xubnaha tartamayay ay keensadeen siyaasiyiintan kuraasta ku soo baxday.

Xildhibaanadii maanta ku guuleystey doorashada iyo beelaha ay ka soo jeedaan;

1)- Khadiijo Maxamed Diiriye   Beesha Yaxar

2)- Maxamed Xasan Qoone   Beesha CabdaleSamatalis.

3)- Cabdirisaaq Cumar Maxamed Beesha IbraahimCiise.

4)- Faarax Shiikh Cabdqaadir Beesha Reer OwXasan

5)-Cabdullaahi Maxamed Cali(Sanbaloolshe)Beesha Cali Madaxweyne

6)-Cali Maxamed Cumar(CaliBalcad) Beesha Hilibi

7)-Aadan Cali Xasan Kamaandey Beesha Moobleen.

8)- Xiis Xasan Nuur Aadan oo ah haweeney  (Baajamaal)

Waxaa lagu wadaa in berri ay dhacdo doorashada beelaha Yabar Dige, Shabelle iyo Makane.

dorasho-jwhr-8

dorasho-jwhr-1

dorasho-jwhr-2

dorasho-jwhr-3

dorasho-jwhr-4

dorasho-jwhr-5

dorasho-jwhr-6

dorasho-jwhr-7

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!