Magacyada liiska musharixiinta guddoonka baarlamaanka oo la shaaciyay

by wadani | Thursday, Jan 5, 2017

Muqdisho : HN :–Waxaa la soo gaba gabeeyay diiwaan galinta Musharaxiinta u tartamaya guddoonka golaha Shacabka Soomaaliya, sida ay ku dhawaaqeen guddiga Qaban qaabada ee Doorashada.

Waxaa isdiiwaan galiyay Musharaxiin gaaraya ilaa iyo 22-Musharax kuwaas oo u taagan xilalka Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo ku xigeenadiisa.

Doorashada guddoonka Baarlamaanka ayaa dhici doonta 11-ka iyo 12-ka Bishaan aan ku gudijirno ee Janaayo, sida ay horay u shaaciyeen guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka.

HALKAAN KA AKHRISO LIISKA MUSHARAXIINTA.

ser-2

ser-3

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!