Majaajiliistihii caanka ahaa Boon Xirsi oo xalay ku geeriyooday magaalada Hargeysa

by wadani | Sunday, Dec 18, 2016

Hargeysa : HN :-Waxaa xalay ku geeriyooday magaalada Hargeysa  Allaha u naxariistee majaajilaystihii caanka ahaa Boon Xirsi oo ka mid ahaa majaajilaystayaashi ugu caansanaa dhulka Soomaalida.

Abwaan Boon Xirsi waxaa geeridisa xaqiijiyay qaar kamid ah eheladiisa oo ku sugan Hargeisa.

Marxuumka ayaa lasoo wariyay inuu xanuunsanayay waayadii ugu dambeysay, waxaaana xusid mudan  inuu horey u indho beelay islamarkaana uu da’ahaa.

Ugu danbeyntii, maanta ayaa lagu wadaa in lagu Aaso magaalada Hargeysa ee caasimadda Maamulka Somaliland.

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!