Musharax Makraan iyo Beesha Ibrahim Ciise oo cabasho ka keenay gudiga doorashooyinka

by admin | Sunday, Nov 13, 2016

Jowhar : HN: Musharaxa aqalka hoose ee dowlada fedraalka Abdul Maxamed F. Makaraan iyo beesha Ibraahim Ciise ee Xawaadle ayaa cabasho ka keenay habdhaqanka gudiga doorashooyinka Hirshabeele, Mudane Makaraan iyo iyo Odayaasha beesha oo shir jaraaíd ku wada qabtay magaalada Jowhar ayaa sheegay in gudigu si aan sharci ahyn ula dhaqmeen musharaxan, iyagoona codsaday in si cadaalad ah loola dhaqmo musharaxiinta aqalka hoose.

Shirka jaraaíd oo faahfaahsan ka daawo halka hoose

 

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!