Sh. Shariif oo ku goodiyey in Al-shabaab aay xaaqi doonaan.
Posted by hiiraannet on July 31 2010 23:09:46
Wafdi uu hogaaminayey madaxweynaha dowlada TFG-da Sharif Axmed ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho kadib maalmo ay ku maqnaayeen safaro dibada ah.
Baarlamaanka DKM oo xukuumada C-C/rashiid ugu yeeray in berri aay kalsooni soo weydiisato.
Posted by hiiraannet on July 31 2010 19:44:49
Guddoonka Barlamanka Soomaaliya ayaa sheegay in maalinta berri ah xukuumadda KMG ee Soomaaliya ay kalsooni soo weydiisan doonto mudanayaasha barlamaanka Soomaaliya
Posted by hiiraannet on July 31 2010 12:03:25
Hal qof ayaa geeriyoodey mid kalena waxaa soo gaarey dhaawac kadib markii koox hubeysan oo ku hubeysan bistoolado
Posted by hiiraannet on July 31 2010 11:24:41
Ururka Al-shabaab ayaa digniin adag u diray Safaaradaha Dawladaha Ugandha & Burundi ay ku leeyihiin Wadamada Caalamka gaar ahaan kuwa ay gacantoodu gaarto,
Dood ku saabsan ciidamo loo dirro Soomaali oo ka taagan K/Afrika.
Posted by hiiraannet on July 31 2010 11:05:05
Qalabka warbaahinta Koonfur Afrika ayaa hadal haya tibaaxo kasoo baxay wasiirada gaashaandhiga dalkaasi gabadha la yiraahdo Lindiwe Sizulu
Hojogayaal ka tirsan maleshiyada X-Islaam oo baxsad ku jooga Kenya.
Posted by hiiraannet on July 31 2010 10:09:02
Horjogayaal badan oo ka tirsan maleeshiyaadka Dowladda ka soo horjeeda ayaa qaxootinimo ugu nool dalka Kenya
Posted by hiiraannet on July 30 2010 22:10:32
Maxkamad ku taalla dalka Uganda waxay ku eedeeystay saddex nin oo u dhashay dalka Kenya argagixisinimo, dil iyo isku day dil.
Posted by hiiraannet on July 30 2010 22:05:40
Kulanka waxaa uu ku saabsanaa sidii haweenka gobolka Banaadir uga qeyb qaadan lahaayeen nabad gelyada iyo wacyigelinta.