Scroll to Top

Hiiraan | Hiiraan Net |

Hiiraan | Hiiraan Net | Wararka somalia | Somali news | Warar, Quraan iyo Tafsiir.

Madaxweyne Farmaajo oo booqday xerada 21aad ee gobollada dhexe

Thursday, Jan 18, 2018

Dhuusa-Mareeb : HN :-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed C/laahi (Farmaajo) ayaa maanta booqday Xerada taliska qeybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga dalka ee ku taala magaalada Dhuusa-mareeb, isagoo halkaasi kula kulmay saraakiil iyo ciidamo. Wuxuu warbixin ka dhageystay saraakiisha qeybta 21-aad ee Ciidanka Xooga dalka, kuwaasi oo ka warbixiyay baahiyaha ay ciidamadu qabaan iyo...

Tuesday, Jan 16, 2018

Madaxweyne Muusa Biixi Oo U Duulay Ethopia

Hargeysa : HN :-Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdiiixi Cabdi  iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa maanta u duulay Magaalada Addiss Ababa ee xarunta Dalka...

Tuesday, Jan 16, 2018

Dagaal culus oo ka dhacay deeganka Goofgaduud

Baay : HN :-Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab ku dhexmaray degaanka Goofgaduud ee gobolka Baay. Xoogaga...