Scroll to Top

Hiiraan | Hiiraan Net | Wararka somalia | Somali news | Warar, Quraan iyo Tafsiir.

Hiiraan | Hiiraan Net | Wararka somalia | Somali news | Warar, Quraan iyo Tafsiir.

Madaxweyne Xassan Sheekh oo hambalyo u dirray madaxweynaha cusub ee Nigeria

Muqdisho : HN :– Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Max’uud ayaa hambalyo u dirray madaxweynaha la doortay ee dalka Nigeria ninka lagu magacaabo Jen Muhama’ud Buhari. Madaxweynaha Soomaaliya oo khadka telefoonka kula hadlay Madaxweynaha la doortay ayaa ugu hambalyeeyay guusha uu ka soo hooyay doorashada. Sidoo kale, Madaxweyne Xasan ayaa u hambalyeeyay shacabka...