Scroll to Top

Hiiraan | Hiiraan Net |

Hiiraan | Hiiraan Net | Wararka somalia | Somali news | Warar, Quraan iyo Tafsiir.

Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka oo tagaya dalka Turkiga

Wednesday, Aug 24, 2016

Turkiga : HN :– Madaxweyne kuxigeenka Mareykanka Joe Biden ayaa  la filayaa in  maanta oo Arbaco booqasho ku tagaya dalka Turkiga, kadib afgambigii fashilmay ee dhacay 15-kii bishii July. Booqashada Madaxweyne kuxigeenka Joe Biden ayaa loo arkaa mid la doonayo in dib loogu soo celiyo xiriirkii diblomaasiyadeed ee Turkiga iyo Mareykanka. Labada dal oo xiriir aad u dhow lahaa...

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com