Pro Jawaari” kulanka baarlamaanka waxaa uu furmayaa maalinta Talaadada

by admin | Saturday, Nov 29, 2014

Muqdisho : HN :– Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta war qoraal ah oo uu ka soo saaray xafiiskiisa waxaa uu ku sheegay in kulankaPro Jawaari baarlamaanka uu si rasmi ah u furmi doono maalinta Taladaada ah ee nagu soo foolka leh.

Sidoo kale, qoraalka ayaa lagu sheegay inay maalinta Talaadada ah ee soo socota ay furmi doonaan kulammada baarlamaanka, isla markaana la guda-geli doono mooshinka kalsooni kala noqoshada xukuumadda RW Somalia.
Aqriso qoraalka ka soo baxay guddoomiyaha baarlamaanka :
Qoraal_kasoo_baxay_Xafiiska_Jawaari

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!