Prof Jawaari oo ku guuleystay guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya

by wadani | Wednesday, Jan 11, 2017

Muqdisho : HN :- Waxaa goordhaw soo dhamaatay tirinta codadka Xildhibaanada Baarlamaanka ee maanta dooranaya Gudoomiyaha Baralamaanka Federaalka Soomaaliya ay ku tartamayeen ilaa Afar Musharax.

natiijada oon si horudhac ah u helnay ayaa wareegii hore ee Doorashada waxaa ku guuleestay Xildhibaan Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo helay codad gaaraya 141- halka musharax kusoo xigay ee Xildhibaan Xidig uu helay 97 cod.

Waxaa Codadka loo kala helay sida tan

1-Prof. Max’ed Cismaan Jawaari 141-Cod

2-C/rashiid Max’ed Xidig 97-cod

3-C/fitaax Max’ed Ibraahim (Geesey) 17-cod

4-Idiris Aadan Dhakhtar 2-cod

Waxii Warar ah ee kusoo kordha kala soco Wararkayaga dambe Insha Allah

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!