Puntland oo bayaan ka soo saartay mowqifkeeda ku aadan khilaafka madaxda sare

by admin | Friday, Nov 21, 2014

Garoowe : HN :– Xili uu sii xogeysanayo khilaafka baahsan ee u dhaxeeya madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Max’uudGagas iyo ra’iisal wasaare C/wali Sheekh Axmed Max’ed, ayaa waxaa arrintaa mowqif adag ka istaagan, islamarkaana muujiyay walaaca ay ka qabaan mas’uuliyiinta maamul gobolleedka Puntland.

Aqriso Bayaanka ka soo baxay Puntland.

Bayaan puntland

bayan pu

 

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!