Puntland oo cambaareysan qaabkii ay Soomaaliland ula dhaqantay qaxootiga Soomaaliyeed

by admin | Saturday, May 30, 2015

Garoowe : HN :– Maamul gobolleedka Puntland ayaa war-saxafadeed uu soo saaray ku cambaareeyay siddii ay Soomaliland ulaCoat_of_Arms_of_Puntland1 daqatay qaxootiga Soomaaliyeed ee isaga soo cararaya colaada ka taagan dalka Yaman.

Dhanka kale, Puntland ayaa sheegtay in ay sii wadi doonto qaabilaadda iyo soo dhoweynta qaxootiga isugu jira Soomaalida iyo ajaanibta ee kasoo cararaya colaadda ka aloosan dalka Yemen.
Aqriso war-saxaafadeedka ka soo baxay Puntland
War-saxaa

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!