Puntland oo dowladda ku eedeysay dagaalka ka socda magaalada Gaalkacyo

by wadani | Tuesday, Oct 11, 2016

Garoowe HN :-:- Dowladda gobolleedka Puntland ayaa war qoraal ah kasoo saaray dagaaladii maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.

War-saxaafadeedka kasoo baxay Puntland ayaa lagu cambaareeyay dagaaladii ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee sababay dhimashada iyo dhaawaca, waxaana Puntland ay sheegtay in dagaalkaasi iska kaashadeen dowlada iyo maamulka Galmudug oo weerar ku qaaday maamulka Puntland.

Akhriso :

war-murtiyeed_0001-791x1024

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!