Puntland oo ka soo horjeesatay go’aankii baarlamaanka DF uu ku qaadacay dhismaha B Jubba

by admin | Sunday, Jun 7, 2015

Coat_of_Arms_of_Puntland1Garoowe : HN :–Maamul gobolleebka Puntland ayaa si cad uga soo horjeestay go’aankii baarlamaanka dowladda federaalka uu ku qaadacay dhismaha baarlamaanka Jubba.

Siddoo kale maamul gobolleedka Puntland ayaa taageeray tallaabadii maamulka Jubba ay xiriirka ugu jirtay dowladda dhexe, kaddib markii ay siddaa isku raaceen xildhibaannada baarlamaanka maamulka Jubba.

Aqriso :

aqrsio

Hiiraan Net.

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!