Puntland oo ka soo horjeesatay in deegaannadeeda la keeno ciidammo AMISOM

by admin | Wednesday, May 13, 2015

Garoowe : HN :– Kaddib kulan maanta ay ku yeesheen magaalada Garoowe xubnaha gollaha wasiirrada maamul gobolleedka Puntlandcaaaa islamarkaana uu shir guddoominayay madax’weyne ku-xigeenka maamulka C/xakiin Xaaji Camey, ayaa waxaa looga hadllayay arrimaha ammniga, guddigii ay dhawaan dowladda ku dhawaaqday iyo keenista ciidammo ka tirsan AMISOM.

Aqriso :

warqad...

Hiiraan Net.

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!