Puntland oo soo saartay liiska magacyada xubnaha ku matali doona aqalka sare

by wadani | Saturday, Oct 8, 2016

Garoowe : HN :-Guddiga Doorashada Dadban ee Puntland, ayaa Goor-dhaw shaaciyay Xubnaha Maamulkooda ku Meteli doona Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee dhawaan la dhisayo.

Magacyada Xubnaha ay Puntland shaacisay caawa ayaa waxaa ku Jira; Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, Madaxweynihii hore ee Puntland, C/raxmaan Faroole, Maxamed Siciid Xirsi [Moorgan] iyo Xubno kale oo siyaasiyiin iyo haween ah.

Aqriso liiska :

2

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!