Puntland oo war ka soo saartay dagaalka Gaalkacyo iyo booqashada RW Sharm’arke

by admin | Saturday, Nov 28, 2015

Garoowe : HN :–Dowlad gobolleedka Puntland ayaa war-muriyeed ka soo saaray safarkii uu RW Cumar C/rashiid ku tagay Gaalkacyo, qodobadii kulankoodii Garoowe kasoo baxay iyo dagaalkii saakay ka dhacay magaalada Gaalkacyo.

War-murtiyeedka maamulka Puntland ayaa lagu xusay in Puntland ay ka ogolaadeen RW Soomaaliya afar qodob oo uu soo jeediyay oo ay ka mid tahay sidii loogu soo dabaali lahaa nabad magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.Coat_of_Arms_of_Puntland1

Aqriso war-murtiyeedka :

20151128635843096883009508War_murtiyeedka_Puntland_ee_Colaadda_Mudug

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!