Qarax ismiidaamin ah oo goor dhaw ka dhacay Muqdisho

by wadani | Saturday, Nov 26, 2016

Muqdisho : HN :- Weerar ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa goor dhaw ka dhacay waddada Afasiyooni degmada Waabari ee magaalada Muqdisho.

Qarax oo ahaa mid culus oo siweyn looga wadda maqlay inta badan magaalada Muqdisho ayaa loo adeegsaday gaari nooca raaxada ah, waxaana dhinaca kale la maqlayaa rasaas goos goos ah oo ka dhaceysa goobta uu qaraxa ka dhacay.

Wixii warar ah ee ka soo kordha qarax goor dhaw ayaan idin soo gudbin doonnaa..

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!