QM oo deg deg wax uga qabaneysa abaarta Soomaaliya

by wadani | Thursday, Dec 22, 2016

Nairobi : HN :-Peter The Clercq oo ah madaxa hay’adda gargaarka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya  ayaa sheegay in ay Deg Deg wax uga qabanayaan Abaarta sameynta dhalisay ee ka jirta inta badan Gobollada Dalka Soomaaliya.

Sargaalka u hadlay QM waxaa uu Hoosta ka Xariiqay  in 3.2 Milyan oo Dollarka  Mareykanka ah ay hadda wax uga qabanayaan Abaarta ka jirta Gudaha Soomaaliya.

Hadalka QM ee ah in ay ka qeyb qaadanayaan Gurmadka dadka ay Abaartu saameysay ayaa ku soo aadaya Xilli Dalka intiisa badan ay ka jirto Abaar Baaxad leh.

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!