Raali gelin cilad farsamo oo maanta ku dhacday bogga Hiiraan Net

by Yahye | Wednesday, Jan 21, 2015

Hiiraan Net: – Waxaan dadweynaha sharafta leh ee ku xiran Hiiraan net ka raali gelineynaa ciladii ku dhacday boggan, hadda shaqo dheer kadib waxaan ku soo noqonay hawada.

Cilada qabsatay bogga Hiiraan Net ayaa ahayd Virus/Malware lagu soo weeraray, waxaana lagu qasbanaaday in hawada laga saaro inta laga nadiifinayo Viruska.

Alxamdu lilaah hada waxaan rajeynaynaa in boggu u shaqeeyo sidiisii caadiga ahayd.

Raali ka ahaada markale.

Howlwadeenada Hiiraan Net

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!