Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid oo la dhaariyay [Sawirro]

by admin | Wednesday, Dec 24, 2014

cfMuqdisho : HN :– Kaddib markii ay mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya maanta cod aqlabiyad ah ku ogolaadeen ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa waxaa isla xarunta baarlamaanka ku dhaariyay ra’iisal waasaaraha cusub guddoomiyaha maxkamada sare ee Soomaaliya Ceydiid C/llaahi Ilka-xanaf.

Daawo Sawirrada :

 cxn

cn

cb

cvx

Hiiraan Net

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!