Ra’iisal wasaare Kheyre oo kormeeray wasaarada maaliyada

by wadani | Wednesday, Apr 19, 2017

Muqdisho : HN :-Raiisul Wasaaraha Soomaaliya  Xasan Cali Kheyre ayaa saakay Kormeer ku tagay Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya.

Mudan Kheyre ayaa booqday Xafiisyadda Wasaaradda Maaliyadda, waxaana uu sidoo kale la kulmay Qaar ka mid ah Shaqaalaha ka howlgalla Wasaaradda.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa horay u sheegay in kormeeri doonto Shaqadda ka socota Wasaaradaha dowladda,islamarkaana lala xisaabta midoono.

thumbnail_DSC00065 thumbnail_DSC00089 thumbnail_DSC00106 thumbnail_DSC00047

 

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!