Ra’iisal wasaare ku-xigeenka xukuumada aan la ansixin oo maanta gaaray Muqdisho

by admin | Friday, Jan 16, 2015

Muqdisho : HN :–Ra’iisul-wasaare ku xigeenka magacaaban ee dalka Mudane Maxamed Cumar Carte oo maanta soo garay magaalada Muqdisho ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyey qaar ka mid ah golaha Wasiirada dhawan la soo dhisay ee xukuumada Soomaaliya,Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka ,Maamulka gobolka Banaadir,Ururada bulshada rayidka , iyo Bar-baarta gashaman oo qaadayey erayo ay ku soo dhawaynayeen Ra’isul wasaare ku xigeenka.

Mudane Maxamed Cumar Carte ra’iisul-wasaare ku- xigeenka dalka oo warbaahinta kula hadalay qaybta nasashaddavlcsnap-2015-01-16-16h18m07s229 garoonka diyaraha magaalada Muqdisho ayaa ugu horeyn kaga mahad celiyey guud ahaan dadkii soo dhawyey sida ay ugu soo dhayen magaalada Muqdisho.

Ra’iisul-wasaare ku xigeenka magacaaban ee dalka Mudane Maxamed Cumar Carte ayaaa mudaniyaasha Barlamaanka Federalka Soomaaliya ugu baaqay in maalinta biro ah ay codka kalsoonid siyaan golaha wasiiradda uu soo dhisay ra’isul wasaraha dalka isagoo tilmaamay in dowlada soomaaliya ay horyalaan howlo badan oo lagu hormarinayo dalka isla markaana dadka Soomaaliyeedaay doonayaanin lala yimaado wax qaabd dhab ah.

Hadalka Ra’iisul wasaare ku xigeenka ayaa imaanaysa iyadoo Maalinta bari ah oo ay tariikhdo ku beegan tahay 17 bishan Janaayo.

Hiiraan Net.

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!