Ra’iisal wasaare Sharm’arke oo Baydhabo kulamo kula leh qeybaha bulshada

by admin | Thursday, Nov 19, 2015

Baydhabo : HN :–Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharm’arke oo maalintii labaad ku sugan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, ayaa kulamo kala duwan la leh qeybaha bulshada magaalada.

Ra’iisal wasaaraha iyo xubnaha la socda oo wasiiro iyo xildhibaanno isugu jira ayaa halkaas u tageen sidii Bulshada gobolka ay ulahhh-620x264 fududayn lahaa shaqada soo xulista Xubnaha ka mid noqonaya Barlamanka Dowladd goboleeddka Koofur galbeedd Soomaaliya si loo dadajiyo shaqada Baarlamanka Maamulkaas.

Ra’iisal wasaarahaiyo wafdigiisa ayaa lagu wadaa in socdaalka ay ku joogaa gobolkaas uu qaato ilaa saddex maalmood, waxaana maanta ay u tahay maalintii labaad oo uu halkaas ku sugan yahay.

Hiiraan Net.

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!