Raisulwasaare Cumar C. Rashiid oo ku dhawaaqay golahiisa wasiirada, fiiri liiska

by Yahye | Monday, Jan 12, 2015

Muqdisho; HN;- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa caawa xili dambe ku dhawaaqay golihiisa wasiirada, kadib waqti dheer kadib.

 

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in kadib markii uu garwaaqsaday baahida loo qabo gole xukuumad, isla markaana uu wada tashiyo ballaaran la sameeyay Madaxweynaha, Gudoomiyaha Baarlamaanka, iyo Xildhibaanada dalka uu soo magacaabay Xukuumad dalka gaarsiisa hiigsiga sanadka 2016.

Mr Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay inuu ka sugayo Baarlamaanka inay ansixiyaan Xukuumada cusub ee uu soo magacaabay, waxaana uu rajo ka muujiyay in Xukuumadiisa ka soo dhalaali doonto waxyaabihii loo igmaday.

Afhayeenka Xukuumada Ridwaan Xaaji Cabdiweli ayaa kadib akhriyay magacyada Golaha Wasiirada cusub oo ka kooban 25 Wasiir iyo wasiir kuxigeeno iyo sagaal Wasiiru dowlayaal.

Xubnahan Golaha Wasiirada ayaa waxaa ka dhex muuqda qaar ka mid ah wasiiradii Xukuumadii hore, waxaana intooda ugu badan ee wasiirada, wasiir kuxigeenada iyo Wasiiru dowlayaasha yihiin kuwo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

Hadaba magacyada Golaha Wasiirada waxay kala yihiin sidan:-

1. Maxamed Cumar Carte Ra’iisul Wasaare Ku Xigeen

2. Faarax Sheekh Cabdulqaadir Maxamed Wasaaradda Caddaaladda

3. Cabdulqaadir Sh. Cali Ibrahim “Baqdaadi” Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta

4. Cabdikariin Xuseen Guuleed Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka

5. Xuseen Cabdi Xalane Wasaaradda Maaliyadda

6. Maxamed Sh. Xasan Xaamud Wasaaradda Gaashaandhigga

7. Cabdirixman Ducaale Bayle Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Dhiirigalinta Maalgashiga

8. Cabdullahi Maxamed Cali Wasaaradda Amniga Gudaha

9. Cabdullahi Axmed Jaamac “Ilkajiir” Wasaaradda Waxbarashada

10. Yusuf Macalin Amiin Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda

11. Maxamud Cali Magan Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga

12. Cabdiqadir Cabdi Xashi “Gaabane” Wasaaradda Arimaha Dastuurka

13. Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” Wasaaradda Korontada iyo Biyaha

14. Mustaf Sh. Cali Dhuxulow Wasaaradda Warfaafinta, Hiddaha & Dalxiiska

15. Cabdullahi Sh. Ismaacil Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada

16. Maxamed Cumar Caymooy Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada

17. Cabdalla Boos Axmed Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta

18. Xuseen Maxamed Sheekh “Badni” Wasaaradda Beeraha

19. Axmadey Sh. Mukhtaar Wasaaradda Sportiga iyo Dhalinyarada

20. Cabdiraxman Cabdi Cusmaan Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha

21. Nadifo Maxamed Cusman Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib U Dhiska

22. Khadiija Maxamed Diriye Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska

23. Maxamed Mukhtar Ibrahim Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda

24. Daauud Maxamed Cumar Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka

25. Abuukar Cabdi Cusman “Mardadi” Wasaaradda Xanaanada
Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa

26. Saciid Xuseen Ciid Wasaaradda Caafimaadka

Magacyada Wasiiru Dawlayaasha

1. Cabdullahi Yusuf Alankey Wasaaradda Amniga Gudaha

2. Maxamuud Hayir Ibrahim Madaxtooyada

3. Khalid Cali Cumar Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka

4. Maxamed Adan “Fargeti” Wasaaradda Arrimaha Dibadda &
Dhiirigalinta Maalgashiga

5. Maxamed Cali Xagaa Wasaaradda Gaashaandhigga

6. Cabdullahi Maxamed Nuur Wasaaradda Maaliyadda

7. Xasan Maxamed Jimcaale Wasaaradda Arimaha Dastuurka

8. Burci Maxamed Xamza Wasiiru Dawlaha XRW Arrimaha Bay’adda

9. Caadil Sheegow Sagaar Xiriirka Baarlamaanka

Magacyada Wasiir Ku-xigeenada

1. Cabdullahi Bile Nur Wasaaradda Caddaaladda

2. Cabdiraxman Kulmiye Xirsi Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta

3. Saacid Xaji Maxamuud Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka

4. Fahma Axmed Nur Wasaaradda Maaliyadda

5. Cabdalla Xuseen Cali Wasaaradda Gaashaandhigga

6. Mahad Maxamed Salad Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Dhiirigalinta Maalgashiga

7. Ibrahim Yarow Isaq Wasaaradda Amniga Gudaha

8. Xaamud Cali Xasan Wasaaradda Waxbarashada

9. Yusuf Xayle Jimcaale Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda

10. Sharif Maxamed Xasan Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga

11. Xaji Cali Sh. Maxamed Nur Wasaaradda Arimaha Dastuurka

12. Maxamed Kheyrow Maxamed Wasaaradda Korontada iyo Biyaha

13. Cabdullahi Colaad Rooble Wasaaradda Warfaafinta, Hiddaha & Dalxiiska

14. Xirsi Adan Rooble Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada

15. Maxamed Cumar Geedi Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada

16. Cabdishakur Cali Mire Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta

17. Cabdirashid Maxamed Xiddig Wasaaradda Beeraha

18. Jamaal Xasan Ismaacil Wasaaradda Sportiga iyo Dhalinyarada

19. Sacdiya Careys Ciise Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha

20. Cusman Libaax Ibrahim Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib U Dhiska

21. Mumina Sh. Cumar Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska

22. Saciid Jamac Maxamed Qaalib Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda

23. Maxamed Axmed Abtidoon Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka

24. Abdinasir Gaarane Maxamed Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa

25. Dr. Cusman Maxamud Dufle Wasaaradda Caafimaadka

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!