Raisulwasaare Sharmarke oo ku dhawaaqay golihiisa wasiirada, inta badan wajiyo ku cusub siyaasada

by admin | Tuesday, Jan 27, 2015

Mqdisho; HN;- Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdi Rashiid Cali Shamara’arke ayaa ku dhawaaqay goordhow Golihiisa wasiirada cusub oo ka kooban 20-Wasiir.

Wasiirada ayaa ah intooda badan kuwa ku cusub siyaasada dalka iyadoo dhamaan wasiiradii hore aan lagu soo darin xubnaha cusub ee golaha wasiirada

Magacyada Wasiirrada
1. Maxamed Cumar Carte: Ra’iisul Wasaare Ku Xigeen ahna Wasiirka Shaqada, Dhalinyarada & Sportiga
2. Axmed Xasan Gaboobe: Wasaaradda Cadaaladda & Arrimaha Diinta
3. Cabdirixhman Maxamed Xuseen: Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka
4. Maxamed Aadan Ibraahim “Fargeti”: Wasaaradda Maaliyadda

5. Cabdulqaadir Sh. Cali Diini: Wasaaradda Gaashaandhigga

6. Cabdisalaan Hadliye Cumar: Wasaaradda Arrimaha Dibadda
7. Khadra Bashiir Cali: Wasaaradda Waxbarashada
8. Fahad Yaasiin Xaji Dahir: Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda
9. Cabdirixman Yusuf Cali Caynte: Wasaaradda Qorshaynta & Iskaashiga Caalamiga

10. Nuur Faarax Xirsi: Wasaaradda Dastuurka
11. Guuled Xuseen Qaasim: Wasaaradda Warfaafinta & Isgaarsiinta
12. Cali Axmed Jaamac “Jangali”: Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada
13. Siciid Xuseen Ciid: Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa

14. Cali Xasan Cusmaan: Wasaaradda Beeraha
15. Xasan Axmed Muudeey: Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha
16. Saalax Sh. Cusmaan Muuse: Wasaaradda Howlaha Guud & Dib-U-Dhiska
17. Sahra Maxamed Cali Samatar: Wasaaradda Haweenka & Hormarinta Xuquuqda Aadanaha

18. Maxamed Mukhtaar Ibrahim: Wasaaradda Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda
19. Cabdirisaaq Cumar Maxamed: Wasaaradda Batroolka, Biyaha & Kheyraadka Dabiiciga
20. Xaawo Xasan Maxamed: Wasaaradda Caafimaadka

Hiiraan Net

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!