Sababaha horumarka reer galbeedka iyo dib u dhaca muslimiinta, Sh, Cabdisalaan

by admin | Saturday, Sep 3, 2016

Dhageyso qudbo ka hadleysa sababaha bulsho aay ku hormarto ugana badbaado masiibo iyo sidoo kale waxyaabaha dib u rida masiibana ku noqda bulsho kale, waxaa qudbadan aqrinaya Sh, C/salaan Shiino, isagoona is barbar dhig ku sameeynaya bulshooyinkaas.

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!

Fariimaha waxaad reebi kartaa adigoo Guest ahaan ah