Saraakiil iyo odayaal dhaqameed booqday xaafadda Howl-wadaag magaaalada Beledweyne

by wadani | Wednesday, Dec 16, 2015

Koormeer-Goobihii-lagu-dagalamay-6Beledweyne : HN :–Waxaa maanta kormeer ku tagay xaafadda Howl-wadaag oo saddexdii cisho ee la soo dhaafay ku dagaallameen maleeshiyo beelleed iska soo horjeeda saraakiil ka tirsan dowladda iyo kuwa midowgga Africa AMISOM, odayaal dhaqameed, waxgarad mas’uuliyiinta ka tirsan maamulka gobolka, kuwaa oo u kuur-galayay sidda  loo her-galiyay xabad joojin labada dhinac loo baaqay.

Sawirrada aagaggii lagu dagaallamay :

Koormeer-Goobihii-lagu-dagalamay-8Koormeer-Goobihii-lagu-dagalamay-5Koormeer-Goobihii-lagu-dagalamay-1Koormeer-Goobihii-lagu-dagalamay-3Koormeer-Goobihii-lagu-dagalamay-4Koormeer-Goobihii-lagu-dagalamay-9

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!