Saraakiisha AMISOM oo sheegay in ay dib ula wareegeen deegaanka Leego

by admin | Sunday, Jun 28, 2015

Leego : HN :– Saraakiisha ciidammada midowgga Africa AMISOM ayaa shaaciyay in ay dib u qabsadeen ama ula wareegeen gacan ku heynta deegaanka Leego oo maalin ka hor weerar culus ku qaadeen xoogagga Al-shabaab oo ay ku dilleen in ka badan 70 askari oo ka tirsan ciidammada Burundi.amisom2

Bogga Internetka ayeey ku shaaciyeen saraakiisha AMISOM in ciidammadooda oo ay wehliyaan ciidammo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya dib ula wareegeen gacan heynta deegaanka Leego iyo xerradii militari ee lagu dagaallamay.

Inkastoo saraakiisha AMISOM sheegeen in ay sheegteen in ay dib ula wareegeen deegaanno Leego, haddana ma jiraan warar madaxbanaan oo xaqiijinaya in saldhigii lagu dagaallamay hadda ku sugan yihiin ciidammo ka tirsan kuwa midowgga Africa AMISOM.

Hiiraan Net.

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!