Sarkaal ka trisanaa QM oo lagu dilay maanta magaalada Beledweyne

by admin | Saturday, Nov 14, 2015

Beledweyne : HN :–Waxaa galabta lagu dilay magaalada Beledweyne, Sarkaal ka tirsan hay’adda UNka gaar ahaan qeybta miino baaritan.

Marxuumka oo lagu magacaabi jiray Mahdi Xuseen Shiikhaal, waxaa uu u geeriyooday dhaawac culus oo ka soo gaaray rasaas ciidamo ka tirsan dowladda ay ku fureen gaari uu watay.

mahdi-xuseenIlaa iyo hadda lama oga sababta rasmiga ah ee ka danbeysa dilkiisa, ma jiro dhinaca kale wax war ah oo ka soo baxay maamulka Gobalka Hiiraan.

Hiiraan Net

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!