Sawirada” weerarkii ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay Muqdisho

by wadani | Saturday, Nov 26, 2016

Muqdisho : HN :-Weerar ismiidaamin ah oo loo adeegsady gaari kuwa raaxada ah oo la soo dhigay meel waddada dhiceeda ah ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.

Warar ayaa sheegaya in inta uusan Qaraxa dhicin waddada ay u xirneed ciidammada dowladda oo ilaalo ka hayay madaxweynaha dowladda oo halkaa ku sugnaa.

Kooxda Al Shabaab ayaa mas’uuliyada qaraxan sheegatay kaas oo sheegeen in khasaaro ay ugu geysteen ciidammada kuwa dowladda federaalka ka tirsan.

Waxaa lagu soo warramaya in Gaariga qarxay lala bartilmaamsan rabay Kolonyada Madaxweynaha oo la filayay in halkaas ay soo maraan.

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!