Sawiro laga oo qaaday gaarigii lagu xasuuqay dadka shacabka ee gobolka Sh/hoose

by wadani | Monday, Dec 19, 2016

Muqdisho : HN :-Maamulka gobolka Sh/hoos ee dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in gudi loo saaray baaritaanka dadkii gaariga Homey-da la socday ee lagu dilay duleedka degmada Qoryooleey.

Dadkan shacabka ah ee gaarigii ay la socdeen lagu dhuftay baasuukaha ayaa ku sii jeeday dhinaca magaalada Baydhabo ee gobolka Baay oo sidda la sheegay khudaar u sideen.

Ciidamada AMISOM ayaa 24-kii saac ee la soo dhaafay ku xasuuqay Gobolka Shabeellaha Hoose illaa 11 ruux oo dad rayid ahaa.

Dadka gaariga saarnaa ayaa sawiro laga soo qaaday waxay muujinayeen jirkooda oo qaarkood gubtay iyo khubaarta oo laamiga daadsan.

18-2 xasuuq-1 xasuuq-2 xasuuq-3 xasuuq-4 xasuuq-5 xasuuq-6 xasuuq-7

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!