Sawirro : Qaraxii hoteel Central ee magaalada Muqdisho

by admin | Friday, Feb 20, 2015

Muqdisho : HN :– Aqristayaal waxaa halkan idinku soo gudbinneynaa qaar ka mid ah sawirrada hotelka Central ee magaalada Muqdisho oo maanta xoogagga Al-shabaab ku qaadeen weerar qorsheysan oo sababay khasaare baaxad leh oo soo gaaray mas’uuliyiin dowladeed iyo dad shacab ah, waxaana inta la xaqiijinayo ku dhintay weerarka ilaa 11 ruux.

Daawo Sawirrada :
The wreckage of a car destroyed in a blast is seen near the Central Hotel after a suicide attack in Mogadishu

hotelceA team of senior Somali policemen arrive at the Central Hotel after a suicide attack in MogadishuA Somali policeman walks outside the Central Hotel after a suicide attack in MogadishuA Somali government soldier walks outside the Central Hotel after a suicide attack in MogadishuhotelcentrSomalia ViolenceHoteel_Centeral_Muqdisho

Hiiraan Net.

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!