Sawirro” weerarkii maqaayada The Village

by wadani | Saturday, Jan 2, 2016

bar-village-1Muqdisho : HN :–Ugu yaraan labo ruux oo waqtigaa ku sugnaa maqaayada The Village ee magaalada Muqdisho ayaa geeriyootay kaddib markii subaxnimadii hore ee saakay qof naftii hore ah weerar is qarxin ah ka geystay gudaha maqaayada gaar ahaan goobta lagu shaaho oo ay waqtigaa ku sugnaayeen dad u badnaa rayid.

Inta badan maqaayada oo ku taalla ka soo horjeedka diyaartarka, waxaa taga oo fariistay dadka u shaqeeya dowladda iyo suxufiyiin.

Sawirro :

bar-village-2bar-village-3bar-village-4

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!