Shariif Xassan Sheekh oo dhameystiray xubnaha gollaha wasiirrada M G/galbeed

by admin | Saturday, Jan 3, 2015

Baydhabo : HN :– Shariif Xassan Sheekh Aadan madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa kuSharf dhawaaqay xubnaha gollaha wasiirrada oo ka kooban 20 wasiir, waxaana qeyb ka ah xubnaha gollaha wasiirrada uu ku Shariif Xassan ka mid ah guddoomiyaha xisbiga nabada iyo dumuquraadiyada C/llaahi Sheekh Xassan.

Magacyada xubnaha gollaha wasiirrada:

 

01. Wasiirka Amniga, C/fitaax Ibraahim Maxamed (Geesey)
02. Wasiirka Hub ka Dhista iyo dhaqan-celinta , Xasan Xuseen Maxamed
03. Wasiirka Batroolka iyo Tamarta, Saalim Xaaji Xasan Cismaan
04. Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda, C/qaadir Shariif Sheekhunaa
05. Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga, C/naasir Cabdi Caruush
06. Wasiirka Caafimaadka, Isaaq Cali Subug
07. Wasiirka Waxbarashada, Saadaad Maxamed Nuur Cali Caliyow
08. Wasiirka Hiddaha, Tacliinta Sare, Xasan Ibraahim Xasan
09. Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta, Xasan Cabdi Maxamed
10. Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta, Maxamed Cumar Zeytuun
11. Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha, C/llaahi Cabdi Cumar Fanax
12. Wasiirka Macdanta iyo Biyaha, Aadan Xasan Maxamed (Usama)  
13. Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha, C/llaahi Sheekh Xasan
14. Wasiirka Dib u dejinta iyo xiriirka Jaaliyaddaha, Axmed Nuur Maxamed 
15. Wasiirka Dib u heshiisiinta iyo Dastuurka, C/qaadir Nuur Caraale 
16. Wasiirka Gargaarka iyo Daryeelka Naafada, C/llaahi Muuse Abuukar
17. Wasiirka Dalxiiska iyo Duurjoogta, Cumar Aadan Xasan (Cumar Dheere)
18. Wasiirka Deegaanka iyo Daaqa, Macallin Maxamuud Maxamed (Jiis)
19. Wasiirka Aw-qaafta iyo Arrimaha Diinta, Axmed Maxamed Barre
20. Wasiirka Shaqada Iyo Shaqaalaha, Jeylaani Sheekh Maxamed Xasan –

Hiiraan Net.

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!