Shirkii wadda-xaajoodka mooshinka oo la soo gabagabeeyay iyo qodobo laga soo saaray

by admin | Tuesday, Oct 13, 2015

20151010635800611926886383Xasan_Sheekh_iyo_Prof_Jawaari_660Muqdisho : HN :–Waxaa goor dhaw oo maanta ah lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho shirkii u dhaxeeyay guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Pro Max’ed Cismaan Jawaari iyo ra’iisul Wasaaraha Xukumadda iyo sidoo kale qaar ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka kaas oo looga hadlayay mooshinka xildhibaanada qaar ay ka keeneen Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa sheegay in isaga iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ay sixitaan badan ku soo sameeyeen qodobadii Mooshinka ku xusnaa,waxaana uu xildhibaanada ka hor akhriyay Guddoomiyaha qodobada sixitaanka ay ku sameeyeen isagoo sheegay in xildhibaanadu ay ku qanceen.

Qodobada laga soo saaray shirka :

01020304gababagabo 05gababagabo 06708-9i1ogababagabogababagabo

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!