Tacsi: Cabdirashiid Muumin Afrah

by Yahye | Sunday, Jun 24, 2012 | 183 views

Waxaa magaalada Stockholm ee dalka Sweden ku geeriyooday allaha u naxariistee  Cabdirashiid Muumin Afrah.

Marxuumka ayaa mudo ku jiray cisbaatka magaalada Stockholm halkaasoo tii alle ugu timid.

Waxaa dhamaan reer Muumin Afrax loo dirayaa tacsi tiiranyo leh, marxuumkana waxaa ilaah looga baryayaaa inuu kitaabkiisa midigta ka siiyo AAMIIN AAMIIN

 

Like it? Share it!