Tacsi: C/qadir Khaliif Diiriye

by admin | Saturday, Nov 19, 2011

Inaa lilaah wa inaa Ilaahi raajicuun.

Alaha u naxariistee waxaa wadanka Kanada ku geeriyooday C/qaadir Khaliif Diiriye, Marxuumka ayaa mudooyinkan dambe xanuunsanayay.

C/qadir Khaliif alaha u naxariistee wuxuu ka mid ahaa shaqsiyaadkii isku mashquuliyey in Hiiraan yeelato Jaamacad, marxuumka ayaa ifka uga tagay xaas iyo labo caruur.

Bahda Hiiraan Net waxay tacsi u dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday, marxuumkana waxay u rajeynayaan in ilaahay janadiisa geeyo.

AAMIIN AAMIIN AAMIIN

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!