Tacsi: Jaamac Barre Ali

by Yahye | Sunday, Nov 25, 2012 | 790 views

Anagoo kala ah:
1. Eng. Mohamoud Jabaake
2. Hussein Aden Jabaake
3. Qassim Aden Suleiman
4. Dr. Omar suleiman Ali
5. A/karim Cagoole
6. Jama Aw-Hassan (Buraale)
7. Hassan Adan
8. Maryan Nuur
9. Eng. Ali Dahir Qadey

Waxaan tacsi u diraynaa:

Abdullahi, Anab, Muhubo, Shamis, A/rahman, Nuura, Rooda, Shukri, A/aziz, Ceebla, Jamal iyo Naciima oo dhamaantood ilma Jaamac Barre Ali ah, iyo hooyadood Sacdiya Saalax Xaaji waxaanu uga tacsiyadeynaynaa Aabahood Jaamac Barre Ali oo bisha November 19dii ku geeriyooday magaalada Nairobi – Kenya. Waxaanu Eebbe uga rajeynaynaa in naxariistii janno ka waraabiyo ubadkii iyo eheladiina samir iyo iimaan ka siiyo

Ing. Mohamud Husein Jubako, reerkiisa iyo Asxaabtiisa. Mr Qasim Aadan Saleebaan iyo reerkiisa, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan, Qoyskii iyo Eheladii uu ka tegay Marxuum Jaamac Barre Cali, oo ku geeriyooday magaalada Nairobi.

Like it? Share it!