Tacsi: Marxuum Warsame Xaaji Muuse (Afjilic)

by admin | Tuesday, Feb 28, 2012
Aslaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu Anagoo ah dadkan hoos ku xusan gaar ahaan, iyo guud ahaanba hadaanu nahay qoyska Reer Xaaji Muuse Afjilic iyo waliba dhamaan qoyska Reer Xaaji Yuusuf Nuur Jaamac waxaanu Tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qaraabadii iyo ehelkii uu ka geeriyooday marxuum Warsame Xaaji Muuse (Afjilic) oo shalay oo taariikhu ahayd 27.02.2012 ku geeriyooday magaalada madaxda Puntland ee Garoowe. Waxaana gaar ahaan tacsi u diraynaa qoyska Reer Xaaji Muuse “Afjilic” meelkasta oo ay aduunka kaga sugan yihiin.
1: Hooyo Sureer Xaaji Muuse
2: Abti Siciid Xaaji Muuse
3:Abti Yaasiin Xaaji Muuse
4: Abti Cabdi Wardey Xaaji Muuse
5: Hooyo Warsan Xaaji muuse
6:Eedo Xalwo Axmed (Dhagacade)
7: Xaawo Aw Axmed Xaaji
7: Maryan Aw Amed Xaaji
8: Cabdi Aw axmed xaaji
9: Mawliid aw axmed xaaji
10: Safiyo Aw Axmed Xaaji
11: Safiyo Jaamac aadan (Shabeel)
12:Ciise Aw Axmed Xaaji
13: Cabdulqaadir Aw Axmed Xaaji
14: Abshiro Aw Axed Xaaji
15: Nuuro Aw Axmed Xaaji
15: Sahra Aw Axmed Xaaji
Anagoo oo kala joogna dalka Soomaaliya, Yurub iyo Kenya waanu leenahay Marxuumka Illaahay Janadii Firdawsa haka waraabiyo Qabrigana ha,u waasiciyo. Dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan illaahay haka siiyo.
AAMIIN AAMIIN AAMIIN

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!