Tacsi: Marxuum Xasan Makaraan Kulmiye.

by Yahye | Sunday, Jun 24, 2012 | 463 views

Allaha u naxariistee waxaa magaalada Moqokori ee gobolka Hiiraan ku geeriyooday Marxuum Xasan Makaraan Kulmiye.

Marxuumka oo mudooyinkan xanuusanayay ayaa ifka uga tagay 21- cruur ah oo isugu jira wuxuu dhalay iyo wixii aay sii dhaleen.

Waxaa Marxuumka ilaah looga rajeynayaa in uu janadii fardowso geeyo, qaraabadiisana samir iyo iimaan ka siiyo.

Waxaa si gaara tacsi loogu dirayaa Gaashaan Xasan Makaraan, oo uu marxuumku u ahaa aabe.

 

Like it? Share it!