Tacsi: Mustafa Yusuf Duale Iyo marxuum yaasiin Yusuf

by Yahye | Sunday, Aug 26, 2012 | 447 views

Anagoo ah dhamaan dadka Halkan kuqoran waxaan Halkan ugu tacsiyadaynayaa si gaar ah Samsam Yusuf Duale Waxaan kale oo aan u tacsiyadaynayaa dhamaan reer Yusuf Duale akishe meel walba ay dunida ka joogaan geeridii kutimid marxuum Mustafa Yusuf Duale Iyo marxuum yaasiin Yusuf Duale

Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajacuun geeridaas oo kadhacday magaalada Hargeysa 19-8-2012 maalinti ciida aheyd waxaa tacsida diraya Anagoo kale ah.

Abubakar Maxamed Sangaab ,

Idiris Maxamed Sangaab ,

Cabaas Maxamed Sangaab ,

Ali Maxamed Sangaab ,

Maxamuud Maxamed Sangaab ,

Cantar Maxamed Sangaab ,c

Ajabo Maxamed Sangaab ,

Raaxo Maxamed Sangaab ,

Jamiila Maxamed Sangaab ,

Istar Maxamed Sangaab ,

Hani Maxamed Sangaab ,

sahra jiinow Sangaab ,

daauud Maxamed Sangaab ,

Iyo dhamaan reer Maxamed Sangaab waxay tacsida u dirayaan reer Yusuf Duale akishe meel walba ay dunida ka joogaan inaalilaahi wa inaa ileyhi raajacuun geeridii kutimid marxuum yasiin Yusuf Duale Iyo marxuum Mustafa Yusuf Duale waxaan alle uga rajaynaynaa in alle ugu bishaareeyo janatulfardawsa aamiin aamiin.

Like it? Share it!