Tacsi: Nadiifo Maxamed Salxaan oo ku geeriyootay dalka Canada

by Yahye | Friday, Dec 21, 2012 | 483 views

Mudane Cumar X. Masale iyo Mudane C/qadir X. Masale, iyo dhamaan reer Xaaji Masale waxay tacsi tiraanyo leh u dirayaan walaalahood reer Salxaan, geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Nadiifo Maxamed Salxaan oo ku geeriyootay dalka Canada, magaalda Toronto taarqdu markey ahayd 18-12-20.

Waxaanu si gaara ugu tacsiyeynaa Mudane Yuusuf Axmed Salxaan iyo dhamaan ilmo Yuusuf A. Salxaan Iyo wixii aay dhalleen, waxaan marxuumada ilaahay uga baryeynaa jannadii fardowso in uu ugu hadiyeeyo, samir iyo iimaana uu ka siiyo eheladii aay ka geeriyootay gaar ahaan reer salxaan meel kasto ay ku sugan yihiin.

INNA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.

Ilaahoow janadaada sii walaasheen Nadiifo.

AAMIIN AAMIIN AAMIIN

Like it? Share it!