Tacsi Tiiraanyo Leh‏: Marxuumka Dr C/laahi xuseen Maalin

by Yahye | Tuesday, Jun 19, 2012

Tacsi Tiiraanyo leh

Innaa lillaahi waa innaa illayhi Raajicuun

Dhamaan   Beesha Mudulood ku nool ee wadanka Switzerland waxay uga tacsiyeeynayaa  Dhamaan  eheladii iyo Aqaariibkiisa  Geerida  ku timid  ilaahay haw naxariistee  Marxuumka Dr C/laahi xuseen Maalin oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho taariikhdu markeey aheyd 13/04/2012 waxaan leeyihiin Eheladii iyo aqaariib  iyo awlaadii uu ka geeriyooday  Marxuumka  Samir iimaan  waxaan  Marxuumkana ilaahay uga Baryeynaa ilaagay  inuu  Naxariistii Janada ka waraabiyo  
1– Ugaas Abuukar ugaas cabdulle iyo xaaskiisa soonto xaaji yaxye
2-Xasan cabdulle goleey iyo xaaskiisa xabiiba cadow xuseen
3-Axmad cali aybakar
4.Axmad ow xasan xayle (dhoobeey)
5- Macalin siidoow bashiir abukar
6-Axmad xasan cabdulle (fanax)
7-Daadir cali afrax
8- Xasan maxamud calasoow
9-Muse maxamud cadow
10- Dr c/lahi yusuf maxamud cawir /c/lahi misir)
11-Cumar isman abukar
12-Maxamad cali xaaji
13-Aweeys maxamud aamiin
14-Tahliil cabdule negeeye
15-Mahdi maxamad calasoow
16-C/qadir maxamad calasoow (Qawaar)
17-Liiban axmad hilowle
18-C/qadir cusman shakale (Qamiir)
19- Cusman axmad mantaan (cusman dheere)
20- Aweeys xaaji yusuf
21-Xasan naaji
22- Sheekh cumar shekh ibrahin cali gacal
23-Maxamad cilmi maalin
24-Xasan maxamad cumar
25- Maxamad c/lahi xasan ugaas
26- C/lahi absuge
27-C/lahi maxamud carab
28- Cabdi bocor (cabdi madoobe)
29-Xasan maxamud cadaawe
30-Geedi xasan cali (geedi dhacaye)

 

Abuukar Ugaas Cabdule

abuukar2002@hotmail.com

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!

Fariimaha waxaad reebi kartaa adigoo Guest ahaan ah