Tacsi. Xaaji Axmed Muumin Sheekooy oo ku geeriyooday Mandheera

by Yahye | Saturday, Jan 7, 2012

Waxaa tacsi loo dirayaa dhamaan reer Xaaji Axmed Muumin Sheekooy oo aabahood Xaaji Axmed Muumin oo ku geeriyooday magaalada Madheeraa ee dalka Kenya Jimco 6. janaayo 2012. waxaana illaahay uga baryeeynaa in uu samir iyo iimaan naga siiyo aamiin.

Waxaana Tacsida diraya dadka kala ah.
-Hooyo Qeeyro Muumin Sheekooy
-Aaba Xasan Gashiin.
-Aboowe Faroole iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa.
1-Sowdo xasan gashiin seygeeda iyo caruurteeda
2-Ruquyo xasan gashiin seygeeda iyo caruurteeda
3-Cali xasan gashiin
4-Xafso xasan gashiin
5-Axmed xasan gashiin
6-Maxamed xasan gashiin xaaskiisa iyo caruurtiisa
7-Ibraahim xasan gashiin xaaskiisa iyo caruurtiisa
8-Cabdisamed xasan xaaskiisa iyo caruurtiisa
9-Qaali xasan gashiin
10-Raaxo xasan gashiin iyo caruurteeda iyo seygeeda

Waxey u dirayaan dhamaan reer Xaaji Axmed Muumin Sheekooy oo aabahood ku geeriyooday magaalada mandheera ee dalka keynya sidoo kale waxaa tacsi taas la mid ah diraya reer Ibraahim Dhaga weeyne iyo reer Cabdi Qaadir Dhicisoow iyo Cabdiraxmaan Dheere iyo dhamaan reer Ugaas Nuure iyo Seynab Cali

Dhamaan waxey tacsiyo tiiraanyo leh u dirayaan reer muumin iyo reer xaaji axmed muuminba ayagoo kala jooga dalka iyo dibadaha waxaan leenahay illaahay samir iyo iimaan hanaga siiyo kitaabkiisana illaahay gacanta midigta haka siiyo aamiin, waxaa tacsiyadaan la ogeeysiinayaa inta magaciisa iyo muuqaalkiisa kaseeyso qaasatan dadka ku nool Hiiraan, Mustaxiil iyo Jigjiga.

Sidoo kale bahda Hiiraan Net. waxay tacsi taa la mida u dirayaan qaraabada Xaajiga ilaaheyna waxay uga baryayaan inuu janatul fardowso geeyo.

AAMIIN AAMIIN AAMIIN

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!