Tacsi loo dirayo ehelada Xuseen Qoono oo si bareer ah B/weyne xalay loogu dilay

by admin | Wednesday, Apr 20, 2016

Hiiraan Net : HN: Waxaa xalay si ula kac ah magaalada B/weyne loogu dilay Xusseen Max’ed Cali ( Xusseen Qoono) oo ahaa shaqsi bulshada dhexdeeda qaali ka ahaa, marxuumka ayaa ka tirsanaa shirkada xawaalada Amaana Express xafiiskeeda B/weyne, madaxa shirkada Xasan Ibrahim ayaa Hiiraan Net uga waramay sida aay uga xun yihiin geerida Xuseen Qoono isagoona ilaahay uga baryay in janadiisa geeyo eheladii uu ka baxayna samir ka siiyo.

Marxuumka ayaa waxaa tacsi u diraya sidoo kale dhamaan bulshada reer B/weyne gaar ahaan dadka hoos ku qoran iyagoo ilaahay uga baryay in jannadii firdowsa geeyo eheladii uu ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo, Aamiin Aamiin.

Waxaa tacsida diraya

Xabiiba xuseen calasoow
Xaaji Maxamed cali saneey
xaaji cali ibraahim mataan
Sheehk cabdulsalaam cabdiraxaam

Dr. asad caymooy
Qamar aadan mumin
Xabiiba badulaahi goodax
Rashiid cabdulle seedoow
Maxamuud cismaan xasan

Saynab saney colaad
Dr.ibraahim cali saneey
Xaaji cabdulwahaab xuseen sheekh
Muxubo mumin qanyare
Safiya xaaji maxamed siigaale
Cabdimaalik cismaan aadan
Faarax aadan mumin

DR. cabdinaasir cali saneey
Yuusuf macalin cismaan
Cali cilmi ibraahin good

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!

Fariimaha waxaad reebi kartaa adigoo Guest ahaan ah