Scroll to Top

Hiiraan | Hiiraan Net | Wararka somalia | Somali news | Warar, Quraan iyo Tafsiir.

Hiiraan | Hiiraan Net | Wararka somalia | Somali news | Warar, Quraan iyo Tafsiir.

Mudanayaasha Baarlamaanka KMG Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa inay kulan isugu yimaadaan xarunta Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Saacadaha ina soo aadan ee maanta ayaa lagu wadaa in xildhibaanada baarlamaanka ay kulan ku qaataan xarunta Shacabka ee Magaalada Muqdisho waxaana sida la sheegay kulankaasi looga doodi doonaa heshiiskii ay guddoomiyaha baarlamaanka iyo madaxweynaha...