Tahniyad dhalasho, Cabdullahi Cali Iyo Ubax Maxamud oo Gabadh Ugu Dhalatay Nairob

by admin | Tuesday, Oct 16, 2012 | 596 views

Tahniyad dhalasho..

Waxaan halkan hambalyo Uga diraynaa Cabdullahi Cali Afrax Iyo Ubax Maxamud Xussein oo Gabadh Ugu Dhalatay Nairobi, Kenya.

Hambalyadan waxa diraya Dadka Kala ah.

Aaabe Maxamuud Xussein Wada

Hooyo Hodan Shariif Adan

Nasro Maxamud Xussein

Farxiyo Maxamuud Xussein

Maxamed maxamud xussein

Sahro Maxamud Xussein

Sacdiyo Maxamud Xussein

Cabdikariin Maxamud Xussein

Cabdiraxmaan Maxamuud Xussein

Deeqo Maxamud Xussein

Cabdirashiid Maxamuud Xussein

Aniso Maxamuud Xussein

Safiyo Maxamud Xussein

Maxamed Cabduqaadir Maxamed

Xassan Osman Matan

 

Dhamaan dadkaasi waxay tahniyad u dirayaan Cabdullaahi cali afrax Iyo Ubax maxamud xussein Oo Gabadh ugu dhalatay Nairobi ee dalka Kenya waxaan leenahay soo barbaar noqo tii diinteeda dalkeeda iyo waalidkeed anfacda

AAMIIN AAMIIN AAMIIN

 

Like it? Share it!