Tahniyada aroos: Mowliid Maxamed Cabdi Jiijiile & Ubax Mustaf Jaamac

by admin | Tuesday, Jul 10, 2012

HAMBALYO:    HAMBALYO:      HAMBALYO 

MOWLIID MAXAMED CABDI JIIJIILE IYO UBAX MUSTAF JAAMAC:

WAXAN HALKAN TAHNIYAD AROOS HAWADA UGU DIREYNAA LAMAANAHA MOWLIID IYO UBAX, INAGOO KALE AH WAALIDKA IYO ASXBAATA:

WAALIDKA IYOWALAALAHA:
HOOYO: FAADUMO XASAN

HOOYO: AAMINO GAANI

AABO: MAXAMED CABDI JIJILE

WALALAHA: CUMAR CAMEEY IYO MARWADIISA QALIGA HODAN CABDULE IYO CARUURTEEDA.

LIIBAAN CAMEEY IYO MARWADIISA QAALIGA KHADIIJA SALAAD XASAN IYO CARUURTOODA.

ISMACIIL CAMEEY IYO GABADHIISA.

SALEEBAN CAMEEY IYO MARWADIISA QALIGA NASTEEXO CABDIWAHAB IYOCARUURTOODA:

ASXAABTA OO KALE AH:

MAHAD CABDI CARAALE OO KU MAGAC DHEER BOOSKA.

CABDIRAXMAN SHEKH YUSUF OO KU MAGAC DHEER GADUUDOW.

CABDI KARIIN NUUR CILMI OO KU MAGAC DHEER BIIBAAYE.

ISMAACIIL MAXAMED CABDI JIIJILE OO KU MAGAC DHEER FAATAALE.

SALEEBAAN CAMEEY OO KU MAGAC DHEER YARAANKA RER CAMEY.

DHAMAAN DADKAN OO KU KALE NOOL WADAMADA SOMALIA, SOUTH AFRICA, SWEDEN IYO ENGLAND, WAXEEY TAHNIYAD AROOS HAWADA UGU DIRAYAAN AROOSKA IYO AROOSADA, MOWLIID & UBAX, OO UU AROOSKOODU KA DHACAY SOMALIA GAAR AHAAN MAGALAADA MADAXDA MUGDISHO, XAAFADA BUULA XUUBEY TAARIIKHDA MARKII AY AHEYD 30/06/2012.

WAXAAN DIDIN LEENAHAY SAADIROW ALLAHAYOW SANADKOODU WEEYE SAREEDIYO BARWAAQIYO UBAD SUUBAN KALA SII.

 

                      AMIIIIIIN:                 AMIIIIIIN:                    AMIIIIIIIIN:

                      AMIIIIIIN:                 AMIIIIIIN:                    AMIIIIIIIIN:

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!